Tuesday 19 January 2010

Dr Cabdi Aw Daahir ayaa yimid Carigga Ingriiska kana so dagay kegada dayuuradaha heathrow


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 01, 2009

Dr Cabdi Aw Daahir ayaa yimid Carigga Ingriiska kana so dagay kegada dayuuradaha heathrow bishan 1/09/09 maalintii salasadii.






Waxa maliintii salasadii bishan sebtamber ahayid kowdeedii yimid Carigga Ingriiska kana so dagay kegada dayuuradaha “Heathrow terminal 5� cabaaro 2 duhur nimo Dr Cabdi Aw Daahir oo ka tirsan madaxda xisbiga kulmiye kana yimid Somaliland .Waxana kegada dayuuradaha ku so dhaweyey gudida fulinta Uk oo uu horkacaayo gudoomiyaha Ibrahim Hussein iyo gudida laamaha London siiba laanta Southeast oo u gudoomiyaheedu hor kacaayey Maxamuud caseer iyo xubno kale oo ka mid ahaa laanta iyo xisbiga ah









Waa bilaahi tawfiiq

No comments:

Post a Comment