Dal iyo dad horumarar leh, shaqo abuur, wadooyin la dhiso, Tacliin heer sare, daryeel caafimaad intuba waxay ku xidhanyihiin codkaaga. Ha lumin codkaaga iyo awoodaada. Shan sanadood oo sideedii hore la mid ah ha dooran. isbedel dooro.
kuma ayaad dooraneysaa
dooro dantaa, ta dalkaaga ta diintaada
Kor eeg u codee (Siilaanyo kulmiye) (Faysal Ucid) (Rayaale udub) mid uun.
Ha noolaato Awdal boorama, saaxil berbera ,sanaag ceerigaabo, sool laascaanood, togdheer Burco, maroodi-jeex Hargeysa
No comments:
Post a Comment